SONNA PRODUCTION
SONNA PRODUCTION
  • Видео 989
  • Просмотров 37 975 493

Видео

HASSAN KAFI OO LA HADLAY MARTIDII IYO KA SOO QEYBGALAYASHOO BULSHO TRUST
Просмотров 1592 часа назад
HASSAN KAFI OO LA HADLAY MARTIDII IYO KA SOO QEYBGALAYASHOO BULSHO TRUST
"HALA IS WEYDIIYO DASTUURKA QABYADAA MASHAQEYAY OO DALKA MALAGU HOGAAMIYA" DR. ABDINUR
Просмотров 5872 часа назад
"HALA IS WEYDIIYO DASTUURKA QABYADAA MASHAQEYAY OO DALKA MALAGU HOGAAMIYAY "
WASIIRKA DASTUURKA SOMALIA OO SHARAXAYA SIDA DOORASHO QOF IYO COD AH LOO QABAN KARO XILIGAN
Просмотров 3,2 тыс.7 часов назад
HASSAN MOALLIN WASIIRKA DASTUURKA SOMALIA OO SHARAXAYA SIDA DOORASHO QOF IYO COD AH LOO QABAN KARO XILIGAN
XALIMO YAREEY " HALAGA SOCDO MA SHAQEYNAYSO MASUULIYAD WADAREED AYAA NA SAARAN"
Просмотров 4,4 тыс.9 часов назад
XALIMO YAREEY " HALAGA SOCDO MA SHAQEYNAYSO MASUULIYAD WADAREED AYAA NA SAARAN"
"DOORASHO MAHAN EE WAA KU SHUBASHO WAXA AY DOWLADU MAAGANTAHAY MANA YEELAYNO" ABDIRIHMAN ABDI SHAKUR
Просмотров 8 тыс.9 часов назад
"DOORASHO MAHAN EE WAA KU SHUBASHO WAXA AY DOWLADU MAAGANTAHAY MANA YEELAYNO" ABDIRIHMAN ABDI SHAKUR
ABDIRIHMAB ABDISHAKUR " DALKA LABA DASTUUR AYUU MANTA LEEYAHAY XAQNA MAHAN"
Просмотров 1,5 тыс.9 часов назад
ABDIRIHMAB ABDISHAKUR " DALKA LABA DASTUUR AYUU MANTA LEEYAHAY XAQNA MAHAN"
MADAXA BULSHO TRUST KHADRO MOHAMED IYO HADALJEEDINTEEDII FURITAANKA SHIRKA 2024
Просмотров 5629 часов назад
MADAXA BULSHO TRUST KHADRO MOHAMED IYO HADALJEEDINTEEDII FURITAANKA SHIRKA 2024
MAQAAMKA MUQDISHO SHALAY IYO MAANTA: DR. ABDISALAN
Просмотров 46714 дней назад
MAQAAMKA MUQDISHO SHALAY IYO MAANTA: DR. ABDISALAN
SOOMAALIDA IYO DOORASHADA MAREYKANKA: FALANQEYN 2024
Просмотров 59214 дней назад
SOOMAALIDA IYO DOORASHADA MAREYKANKA: FALANQEYN 2024
ASAGA OO GABADHAYDA DILAY IFKA DHAAFIYAY AYAAN CAFIYAY
Просмотров 26221 день назад
ASAGA OO GABADHAYDA DILAY IFKA DHAAFIYAY AYAAN CAFIYAY
XOG CUSUB OO KU SAABSAN GROUP5 WAX KA OGOOW, DOORASHADA OO ISBADAL LAGA FILANKARO:QAREEN: SIMAKOVSKY
Просмотров 14721 день назад
XOG CUSUB OO KU SAABSAN GROUP5 WAX KA OGOOW, DOORASHADA OO ISBADAL LAGA FILANKARO: QAREEN: INNA SIMAKOVSKY
DUULIYE JEEX " DHALINYARO XIRFADU WAA MUHIIM AQOONTANA WAA MUHIIM"
Просмотров 30828 дней назад
DUULIYE JEEX " DHALINYARO XIRFADU WAA MUHIIM AQOONTANA WAA MUHIIM"
WAREYSI: CARUURTA IYO XILIGA WAXBARASHADA : SADIA SH MUMIN 2024
Просмотров 20028 дней назад
WAREYSI: CARUURTA IYO XILIGA WAXBARASHADA : SADIA SH MUMIN 2024
CULUMADA AHLUSUNA EE OHIO OO TACSI KA DIRAY GEERIDA SHEIKH OSMAN SH. OMAR
Просмотров 789Месяц назад
CULUMADA AHLUSUNA EE OHIO OO TACSI KA DIRAY GEERIDA SHEIKH OSMAN SH. OMAR
NABADON ABDISALAN "HUBKA HALA XAKAMEEYO O YAAN LA ISKU LEYN"
Просмотров 747Месяц назад
NABADON ABDISALAN "HUBKA HALA XAKAMEEYO O YAAN LA ISKU LEYN"
WIILASHA CAABUDWAAQ LAGU LAAYAY TAALO AYAAN U DHISAYAA (ANAB SIYAD)
Просмотров 862Месяц назад
WIILASHA CAABUDWAAQ LAGU LAAYAY TAALO AYAAN U DHISAYAA (ANAB SIYAD)
BEESHA MAREEXAAN EE OHIO OO KA HADLAY DHACDADII CAABUDWAAQ TAAGEERAYNA HADALKII UGAASKA
Просмотров 915Месяц назад
BEESHA MAREEXAAN EE OHIO OO KA HADLAY DHACDADII CAABUDWAAQ TAAGEERAYNA HADALKII UGAASKA
HUBKA ALSHABAAB AYAA LOO WADAY DALKA BADBAADO AYUU RABAA
Просмотров 2 тыс.Месяц назад
HUBKA ALSHABAAB AYAA LOO WADAY DALKA BADBAADO AYUU RABAA
TOOS: RAYSULWASAARE HASSAN ALI KHEYRE OO LA HADLAY SOOMAALIDA OHIO
Просмотров 408Месяц назад
TOOS: RAYSULWASAARE HASSAN ALI KHEYRE OO LA HADLAY SOOMAALIDA OHIO
RAYSULWASARE HORE HASSAN ALI KHEYRE OO SI WEYN OHIO LOOGU SOO DHAWEEYAY 2024
Просмотров 993Месяц назад
RAYSULWASARE HORE HASSAN ALI KHEYRE OO SI WEYN OHIO LOOGU SOO DHAWEEYAY 2024
HALISWEYN OO KU SOO WAJAHAN SOOMAALIYA 2024
Просмотров 3,3 тыс.Месяц назад
HALISWEYN OO KU SOO WAJAHAN SOOMAALIYA 2024
HABAYN TAARIIKHI AH IYO BUUNDADA DUBLIN OO CALANKA SOOMAALIYA LAGA DAARAY 2024
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
HABAYN TAARIIKHI AH IYO BUUNDADA DUBLIN OO CALANKA SOOMAALIYA LAGA DAARAY 2024
MAALMAHA XORIYADA OO GOLAHA DEEGAANKA COLUMBUS AQOONSADEEN 2024
Просмотров 326Месяц назад
MAALMAHA XORIYADA OO GOLAHA DEEGAANKA COLUMBUS AQOONSADEEN 2024
CAJIIB: SABABTA FOWZIYA HAJI LOOGU DIIDAY OO JABUTI LOO SIIYAY WAA...
Просмотров 21 тыс.2 месяца назад
CAJIIB: SABABTA FOWZIYA HAJI LOOGU DIIDAY OO JABUTI LOO SIIYAY WAA...
MAALIN QURUX BADAN AYAY U AHAYD ARDADA IYO WALIDIINTA FOCUS LEARNING OHIO
Просмотров 2102 месяца назад
MAALIN QURUX BADAN AYAY U AHAYD ARDADA IYO WALIDIINTA FOCUS LEARNING OHIO
QAXOOTIGA IMAANAYA 2024 OHIO OO SOMALIDU DHAQAALO U URURISAY
Просмотров 4442 месяца назад
QAXOOTIGA IMAANAYA 2024 OHIO OO SOMALIDU DHAQAALO U URURISAY
GROUP5 IYO SHARCIYADA LAGU JOOGO DALKA MAREYKANKA AYAY KA JAWAABI DOONTAA
Просмотров 1762 месяца назад
GROUP5 IYO SHARCIYADA LAGU JOOGO DALKA MAREYKANKA AYAY KA JAWAABI DOONTAA
SAFIR MOAHMED ALINUR AMERICA "YASMIN FOUNDATION WAXAY CAAWISAA KUWA BAAHIYAHA GAARKA QABA"
Просмотров 2852 месяца назад
SAFIR MOAHMED ALINUR AMERICA "YASMIN FOUNDATION WAXAY CAAWISAA KUWA BAAHIYAHA GAARKA QABA"
WASIIR FIQI SSC ANAA KA MID AH FARMAAJANA WAA SAXIIBKAY ANAA SHALAY DOORTAY
Просмотров 20 тыс.2 месяца назад
WASIIR FIQI SSC ANAA KA MID AH FARMAAJANA WAA SAXIIBKAY ANAA SHALAY DOORTAY

Комментарии

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl Час назад

    *Markaad leedahay anaga federaal waan qaadannay, yaa qaatoo u codeedey? Tuugtii Mbagheti iyo Eldoret ku soo saxiixday ahaddaad weydiisid, mid walba wuxuu ku leeyahay Itoobiyaa keentay oo wadatay gaaladana k dhaadhicisya. Waa in afti dadweyne la galiyaa qaadashadiisa, waxaanna hubaa in Soamaalida badankeed ay ka codeyn lahayd oo ay diidi lahayd. Soomaaliya wali waa qalfood, oo runtii waxa ka jira waa dowlad ku sheeg, waxaana ugu wacan waa federaalka.* *Ta kale, waxa Soomaaliya ka jira maba aha federal system, cid taqaannaa wuxuu yahayna ma jirto, ileyn waa wax aan aduunka intiisa kale ka jirine. Halkeed ku aragtay adduunka intiisa kale maamul goboleedyo u dhaqmaya sida wadamo iskood u taagan, oo mid walba uu leeyhay in ka badan 60 wasiiro, wadankay doonaan iyo cidday doonaanna waxay doonaan la kulma lana saxiixda waxay rabaan iyadoo dowladda dhexe aanay waxba kala socon.* *Adeer, dadka ha waalin, adigay dan kuugu jirtaa federaalkaad sheegaysid, ileyn waa isaga waxa kaa keenay Minnesota qabowgeeda oo aadan waxba ku hayn.*

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 9 часов назад

    Xaliimo yareey waa Feminist xag jir ah oo hablaha fitnaysa Goob an ka shaqyn jiray hablaha marwal oo no timaado waxay dhehee waa yartihiin ragga iska dhicin wey idin dulmayan ilaa hablohii lagu arkay cuqdad is kooxaysi qaab daran.

  • @theruler411
    @theruler411 9 часов назад

    Forget about Somaliland .. Somalia is not Philadelphia lol

  • @theruler411
    @theruler411 9 часов назад

    Somali waxaa waalaya Qurbo Joog. Faido maleh

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 13 часов назад

    Ex wasiir sadiq waxaad ogaataa in soomaali land ay yihiin goonigoosad iyo union. Unionka oo beelo kala duwan isaaqna uu ku jiro way ogolyihiin, waayna u codeeyeen dastuurka. Baarlamaanka waa lagu dhanyahay.

    • @samaaraqurux2736
      @samaaraqurux2736 5 часов назад

      Nac nac Loma baahna waraaqaha false ah qoro Mel kuma gaynayan

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3d 15 часов назад

    Waqooyi iyo koofur markii ay israacaayeen koonfur dastuur baa ka jiray oo aysan waqooyi waxaba kulahayn hadana way ku midoobeen dastuurkii koofureed mundane taa miyaanad ogayn mise ajende kale ayaa jira

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 21 час назад

    *Majaajiliiste ee ma aha shactiroole.*

  • @intisarahmedabdi6429
    @intisarahmedabdi6429 День назад

    Hhhhhhhhh. Baarlamanka waa lagu baashaalaa. Baarlamanka waa laga guuray ewalba waxaa cuntiin aa rabten motion keentin nin aa.jilafo idiin keenay

  • @فاطمهعلي-ف3ق
    @فاطمهعلي-ف3ق День назад

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to lov goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-....................I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to lov goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-...........

  • @abdikhalif9897
    @abdikhalif9897 День назад

    Muda korarsi waa muuqataa in larabee waxna kamawabankartid geelba uma qalankartide maxaa xal ah

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 дня назад

    Aabahaa baa aftahama ahaa halyeeyna uu ahaa qarana kama danbayn majeerteen oo xasad ah uun baa xaasidnimo ku dumiyay aabbahaa markii queaanka uun buu gafay

  • @AbdinoorGedi
    @AbdinoorGedi 2 дня назад

    inshallah waay imaan 😢

  • @fe8445
    @fe8445 2 дня назад

    Caayda iska daaya. Doorasho waa la qabanayaa hadii rabi idmo. Ninkii dantiisa ka arki waaya isagay jirtaa.

  • @fe8445
    @fe8445 2 дня назад

    Qof iyo Cod baa shacabku doonayaa. Qilaafka Allow naga saar oo qaluubteena is haleeshii. Aamiim yaa Allah.

  • @MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh
    @MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh 3 дня назад

    Aqoonyhn

  • @shabanja3432
    @shabanja3432 3 дня назад

    somali waxba lama.socdaa abaayaadasi meesha taagan 10 sano ka hore ayey youtube ka sheegi jirtey in doorasho qof iyo cod ayey dhaceyaaa dadkii been ayey u sheegi jirtey maanta way dhageyasnayaan

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 дня назад

    18:58 😂😂😂😂😂

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 3 дня назад

    Mamo Kenya dorashadetha see yara qaldana u sharaxdhii xildibanada iyo governorada madax weynaha dhaman xal manin ayey dacan wax sedax biloodh kala dhambeya malaha

  • @kfh8717
    @kfh8717 3 дня назад

    Mucaa wino ayuu dhacay ee doda nagadhaaf kuma rabno

  • @kfh8717
    @kfh8717 3 дня назад

    Qof kurabto majirto

  • @kfh8717
    @kfh8717 3 дня назад

    Nin waalan

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 3 дня назад

    Tani waa mid warerssn

  • @user-fc3lj7cn4r
    @user-fc3lj7cn4r 3 дня назад

    Minister you’re very Boring

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs 3 дня назад

    Cabdirahman politics viva coming Lagudoorto adiga Dani soon 2024year

  • @theruler411
    @theruler411 3 дня назад

    Everyone holding foreign passport. They took an oath for them to receive the Nationality of another nation. Off all Somalia problems caused by the diaspora refugees.

  • @theruler411
    @theruler411 3 дня назад

    Fake election mooriyaan style.

  • @theruler411
    @theruler411 3 дня назад

    Qurbo joog qaxooti faido maleh. Wax ma soo kordhinayaan.

    • @Caliya7
      @Caliya7 3 дня назад

      Waa sookordhiyaan waxeyna calanka ululaan madaxweyne qabiilada markeytimaad maalintey madaxweyne unoqdeen qabiilkoda.

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 3 дня назад

    Wale Somalia Allha kaqabto ku wan waa yaab Somalia xageebu u yaqaana!!!!!!!!!!!????????

  • @maxamedabduqadir4112
    @maxamedabduqadir4112 3 дня назад

    Xaliima Yareey waa wadaniyad aqoonyahanad waana qofka ugu qibrada sareeya marka la joogo doorashada. Jir oo joog nooloow

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 3 дня назад

    🎉kkkkkkkkkkkl Ragrag dhalay Adoo kale dalaku waa kuubahanyahay

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 3 дня назад

    Masha Allaha baaraka laaha Allaha ha kuxafido 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-wx4dw1ff6f
    @user-wx4dw1ff6f 3 дня назад

    Waa taageersanahay CC Shakur

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g 3 дня назад

    Wa gurubki xasan tuug ee dastur

  • @SokoreyCabdi
    @SokoreyCabdi 3 дня назад

    Cshuur hadalkaada.waan ku daalnay

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 3 дня назад

    Somalia no need Somalia Hawiye😂😂😂😂😂😂😂😂😂so stop fake dreaming 😂😂😂😂😂😂

  • @Usr-ur
    @Usr-ur 3 дня назад

    Kan dhex ku jira Wasir Hawiye wa u jeda Shaado Fake u so qatay ma dodi karo cilmiyan

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 3 дня назад

    Xaliumo yareey caadi maahan, geele uurbuur waa waa kaligiis taliye numero uno,

  • @baxsan698
    @baxsan698 3 дня назад

    Tan manta ma Hassan sh iyo Oman gelle ay u soo gashatay

  • @mukhtarhajji7265
    @mukhtarhajji7265 3 дня назад

    Wadankii iyo dadkii laxukumi lahaa ayaa laqabsanaya hadaan laheysan waye Adinkana dorasho ayad kahadleysan. War wadankaan ragg malahan miyaaaaaaaaaaa!

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 3 дня назад

    Walaahi way iga qoslisay

  • @fuzzababy3863
    @fuzzababy3863 3 дня назад

    Cv

  • @fuzzababy3863
    @fuzzababy3863 3 дня назад

    Ddkfkt

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 3 дня назад

    HAbar waalan xagay jiryaa midnimo .sawti burburtay. 1988ki . Naa orodo ka fadhiiso dadka

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 3 дня назад

    Xaliimo yarey si farsameesan ay dadka ugu sheegtay waxaa soo socdo Hassan dhiiqo oo dameer saaran iyo ismaciil omar geele oo saxiibo ah hhhhhhhhh walaahi waa qoslay Hassan dhiiqo caqligaas waa ka suurtowdaa inuu ismaciil omar geele dhaho dameer iyo koofi cowboy ay lee u Baahan tahay iyo igaarkey moqdisho unuka iska leh kadibna sedex mar oo min 5 sano ah aa Lagu dooranaa........

  • @user-jl7ys6dx2o
    @user-jl7ys6dx2o 3 дня назад

    Abdirahaman wa nin kaliya dowladnimo ka run shegilaha Insha Allah hanoqdo madaxweynaha xigga kuwa gaalku shegayow inaga gaala ah qof muslim ah gal wa qalad

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 3 дня назад

    Abdirahman cabdishakur waxaan ku taageeraa waa ninka keliya ee runta ka sheega siyaasad walba haday ahaan laheed shaqaalihii talyaaniga iyo haday ahaan laheed military dictatorship kii....waxaan idiin sheegayaa maamulka hada jira waxaa lagu soo bilaabay 4.5 kadib waxaa loo badalay maamul beeleed ay soo xulaan xildhibaano ibnul sharmuudiin ah kadibna ay doortaan madaxwayne ibnul sharmuud ah.....waxaan hubaa in somalia waligeed aysan yeelan sharci dowladeed ....... from garbaharey xarunta boqortooyada sade 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 3 дня назад

    Uuuf.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 3 дня назад

    Deeqa Sona, maa gabadhii Mr oo Kksmaayo ka soo hadli jirtay baa, mise waa mid kale?

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 4 дня назад

    In uu ninkaani gaaloobay waa ogayn meesha uu kusoo muslimay Dameerkaas hala ii sheego.Deeqa Sonna naga daa qofkaan iyo sheekadiisa.

    • @omar7396
      @omar7396 2 дня назад

      Maxaa ka galay galkeena?

  • @ahmednur__2
    @ahmednur__2 4 дня назад

    After 5 year ago😢